hadhwanaagtv
Magaalada Ka Garo,Magaca Muuqaal Reer Mooge,
Mawlaha U Dooriyo Dadkeedo Muujay Muruqooda,
Musuqmaasuq Loogama Baqiyo,Maal Dad Leeyahaye,
Maqalkiisu Laaluush Ka Xidhan,Maalin Dirir Doonka,
Midigtiisu Waxay Gaadhaysa,Meel Muhiim Ku Ahe,
Masaakiinta Baahani Malaha,Waa U Macdaar Furane,
Marduuf Jaada Qaar Doonaya,Diidan Magaciisan,
Ma Muraayada Nuuraysay,Marinayan Karan Dhoobo.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!