Nabada Naflaha Ku Noolo,Nacasna Nacabkeeda Weeye.

Thursday December 11, 2025 - 19:03:08
hadhwanaagnews
Tu Khaas Ahn B/H Iyo Akhristayaasha.



Bismillahi Alraxmaan Alraxiim

[A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahn B/H Iyo Akhristayaasha.

 

 

Naxligaba Ninkii Abuuray,

Naxariis Maada Ka Doonay,

Nabarka Inuu Ka Daweeyo,

Nifaaqa Iyo Naar Afuufka,

Nacaybka Niyadiisa Jiifah,

Naruuro Ninkii Ka Raadsha,

Nacasnimo Isaga La Hoyde,

Nitaakhada Gaadha Yeelko,

Nuuxnuuxsi Cadaawaheena,

Neef Shilis Ldinka U Loogay,

Naafeeyay Nalkii Baxaayay,

Nayaayirkan Sheekadooda,

Nijaasta Taram Ku Sheegay,

Naf Nooli Way Nuuxsataye,

Nadaamkoodu Wuu Aqbalay.

Ismail Abdillahi Handuleh

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...