Bileyskii Dantaadiyo,Damacaaga Fulin Jiray,Dabagalow Abaalkaaye,Arag Dawladaadii.

Wednesday October 11, 2023 - 10:31:08
hadhwanaagnews
Bileyskii Dantaadiyo,Damacaaga Fulin Jiray,

 

 



Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Bileyskii Dantaadiyo,Damacaaga Fulin Jiray,

 

Dabka Saartay Saake,Ma Dalka Ka Socotaan,


 

Dumariyo Caruuri,Lagu Daadshay Debedah,

 

Darxumay Qabeen,Sixir Bararna Daashaday,


 

Tana Loogu Sii Daray,Ka Dar Dibi Dhal Weeye,

 

Rasaastaba Kaga Daran,Doci Uma Fayoobee,


 

Damqashiyo Naxdini Jirin,Dayin Bayse Leeyin,

 

Dib Waxa Ma U Dhigataan,Waa Doogi Doona,


 

Doobi Haddii U Buuxsamo,Inu Daato La Arka,

 

Dabagalow Abaalkaaye,Maqal Dawladaadii.


 


 

 


 

 



     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...