Qaabka aad biyaha u cabto iyo( psychology)

Thursday May 25, 2023 - 15:40:27
hadhwanaagtv
Haddi Aad Tahay Qof Marka Uu Biyaha Cabayo Eega Galaaska



Qofka Ku Dheereya Cilmi Nafsigu Waxa Uu Ka Ogaan Kara Qaabka Aad U Cabtid Biyaha Iyo Shakhsiyadada Bal Hadda Ila Yara Dhugo! Xage Ayay Indhahagu Aadan Marka Ad Biyaha Cabayso Xaqiiqada Ugu Wayni Waa Tan!


1:Haddi Aad Tahay Qof Hortiisa Eega Marka Uu Biyaha Cabayo Waxa Aad Tahay Qof Furfuran Oo Bulshaawi Ah Si Fudud Loo Samayn Karo Waayo Waxa Aad Si Fudud Ku Aaminta Dadka Kale, Mana Tihid Qof Ka Warwara Waxa Mustaqbalka Dhow Dhacaya


2: Haddi Aad Tahay Qof Marka Uu Biyaha Cabayo Eega Galaaska (Weelka) Biyaha Dhexdiisa Waxa Aad Tahay Qof Is Qiimayn Baddan Oo Fikradihiisa Iyo Dareenadiisa Isaga Kaliya U Gaara Beddelki Aad Dadka Kale Kala Haldi Lahayd Waxa Aad Tahay Qof Nafsadiisa Wax Baddan Ka Og Aaminsan In Wax Cusub La Samayn Karro Xili Aysan Dadka Kale Sidaasi Ula Muuqan Sido Kale Waxa Aad Tahay Qof Diirada Saara Hawsha Uu Qabanayo


3:Hayeshe Haddi Aad Tahay Qof Indhaha Isku Qabta Marka Uu Biyaha Cabayo Waxa Jira Wax Ka Hor Istaaga Inad Fekerto Isla Markaana Kuu Sababaya Xanuun Ama Raaxo La An Xaga Jidhka Ah Iyo Maskaxdaba


W/ Qnorbil Maxamed

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...