1: Naftaada Waxaad Ku qancisaa Inaad mar uun aad sidaan Ka fiicnaan doonto adiga oo aan wax ficil ah aan samaynaynin. tusaale
Salaada Uma gudatid sidii larabay oo Marna Waad tukataa Marna Waad dhaftaa
Adigoo Naftaada u sheegaya Inay mar uun si Fiican u tukan doonto. aan Kuweydiiye
Maka warqabtaa Inaad haldaqiiqo kabacdi
Naftu Kugu sii jiridoonto ?
Midna Ogow salaadkasta gaarbaa laguugu leeyahay.
2: Waxaad Kalood Naftaada u sheegtaa Inaad Khiyaalka Ka bixi doontid bilaabina doontid nolol Xaqiiqo ah (jirta) Hadana Sxb Wax ficil ah masamaysid.
3: Waxaad ogaatay akhrisku inuu yahay furaha aqoonta ama horumarka Nolasha Hadana Hal bage ma Akhrin kartid. Yaab!
Maxaa Xal ah Marka Sxb?
Xalku Waa Hada Bilow ,Hada Bilow, Hada Bilow,
Sxb Uma baahnid Hada in Lagu yiraahdo sidaa Iyo sidaa samee kaliya Waxaad u baahan Tahay Inaad naftaada run u sheegto bilowdana safarkii Aad nolashaada
Ku badali Lahayd haba ugu horeeyo xiriirka Alle Swt.
Waad Ku Mahadsan Tahay Akhriskaaga
Waxaa diyaariyay Yahye Mohamedmed
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!