Laascaanood (HWN) Garaad
Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlay shirka saaka beesha Dhulbahante uga furmay
magaalada Laascaanood ayaa yidhi "Gogosha
annaa dhigay lkn taladu wey inoo wada taallaa oo ninna gaar uma laha waayo
wadada la marayo ayaa adag” Abwaan Cali Dhuuxna wuxuu yiri "Waxaan uubateeyoba
tolkay oodda soo jebiye” maanta waad dhan tihiin sowmaaha"
Furitaanka shirwaynaha
Aayo-ka talinta SSC ee Laascaanood ayay ku suganyihiin inta badan garaadada Beesha
Dhulbahante waxaana loo dhegtaagayaa qodobada ka soo bixi doona.