Muqdisho (HWN) Fahad Yaasiin ayaa Aqbalay Go'aankii Maxkamada Sare ee Dalka ay ku diiday Dacwadii uu ugudbiyay isagoo sheegay inuu ixtiraamayo Qaraarka kasoo baxay Maxkamada soona dhoweynayo.