Nashiido Abwaan Ismaaciil-Mubarik Maxamed Cali

Saturday May 25, 2019 - 10:53:02
Hadhwanaagtv
Salaanta jannada Bariido sad wayn Samiyo nabad huwan  Idinku salaanee
Salamun calaykum
Soo dhawaada

Qalbi salimiyo
Suruur iyo farax
Sacaadiyo sharaf
Idinku salaanee
Salamun calaykum
Soo dhawaada

Samo iyo wanaag
Niyad saafiya
Suuban oo bilan
Idinku salaanee
Salamun calaykum

Sabo iyo kulan
Saxar tiran iyo
Sees qurux badan
Idinku salaanee
Salamun calaykum
Soo dhawaada

Sawd iyo eray
Suugaaneed
Sadarkeedii
Idinku salaanee
Salamun calaykum
Soo dhawaada

Salamun calaykum
Soo dhawaada

Salamun calaykum
Soo dhawaada

[email protected]
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...