Dhamaan aqoonyahanka, Dhalinayradda iyo Siyaasiyiinta bal maanta u fiirsadda Sawirka Somaliland Maanta.

Thursday January 20, 2022 - 12:17:34
Hadhwanaagtv
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Sawirkan. Maxaa idiinka Muuqdda:-


May be an image of 3 people and people standing

1. Madaxweyne Muuse Biixi Abdi

2. Madaxweyne ku xigeen hore Xassan Ciise Jama

3. Muj Mohamed Kahin wasirka daakhiliga ee maanta.


Saddexdoodda Markaad wajiyadooda eegtaan:-

kuma Faraxsan.

kuma ku Weli yaaban ama yabaalsan.

Kuma Nifaaq ka muuqata 2022.

#Oo_Waayo!!!!!!!!


Ku darso Saddexduba halgan isku midda bey soo wadda mareen. Iyago ka fekera shacabkeena.

Jawaabtu waa xagiina


Nuxurka sawirkani waxyaabo baddan buu ka tarjumayaa.

Iga dhan.

No description available.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...