Allah Naxariistiisa ha ugu deeqo, qabrigana ha uga dhigo guri janno, Prof. Ali Khalif Galaydh oo Ku geeriyooday Jigjiga DDS.
Ilaahay waxaan uga baryayaa marxuumka inuu janooyinkiisa ta ugu saraysa geeyo.
Waxaan eebe ka baryayaa in Samir iyo bedel khayr qaba siiyo qoyskiisii, qaraabadii iyo umadda ku abtiraata magaca Soomali. Gaar ahaan Shacabka Iyo Dowlada JSL.
Professor
Ali waxa uu ahaa shakhsiyad qofka ay aad isu bartaan uu fahmi karaayo
wanaagiisa, waxa uu ahaa taariikhyahan aad u xusuus badan Somali meel
kastoo ay joogtana kayd u ahaa. Habeeno ka hor intii aanu u dhoofin
Jigjiga waxaanu ka wada cashaynay Hudheelka Ambassador annagoo tiro yar
oo kooban ah waxuu nagala hadlaayey xoojinta iyo Midaynrata Reer
Somliland.
Ali wuu caafimaad qabay Waxaana uu noo sheegay in uu tegi doono JIGJIGA muddo yar oo koban dabadeed uu ku soo noqon doono Somaliland Haddii uu eebe yiraahdo.
EEBE HA U NAXARIISTO PROF ALI KHALIIF GALAYDH.
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi
Hargeysa SomalilandHadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!