Madaxa Banaan, Hadaanu Nahay Dhalinyarada Qurbaha Ee Beesha Reer Yoonis .Hj.
Waxaanu Ugadigeynaa Beesha Maxamed Abokor .Hj. Inaanay Ku Hungurayn Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye Maxamuud Xaashi Cabdi, Hadii Ay Iskudayaan Oo Yidhaahdaan Marna Siilaanyo Marna Inakaahin Taasi Waa Kala Dhaqaaqii Iyo Dhamaadka Habarjeclo Midaysan, Waxa Kale Oo Aanu Usoojeedinaynaa Dhamaan Beesha Muuse Abokor Inay Arintaa Kadhiidhiyaan Maxamuud Xaashina Isgarabtaagaan Wabilaahi Tawfiiq.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!