Somaliland oo joojisay dawooyin lagu sameeyo Muqdisho

Tuesday August 18, 2026 - 12:26:06
xogbaahin.com
Dawooyinka la sheegay in la joojiyey waxaa ka mid ah:

 

Hargeysa (Hadhwanaagnews.com): Somaliland ayaa la sheegay inay joojisay qaar ka mid ah dawooyinka lagu soo saaro magaalada Muqdisho, iyadoo lagu sababeeyey in dawooyinkaasi aanay marin habraacyada iyo nidaamyada loo baahan yahay.

 

Dawooyinka la sheegay in la joojiyey waxaa ka mid ah:

 

YENIPROFEN – Ibuprofen 400mg Tablet, oo loo isticmaalo xanuun-baabi'inta iyo yaraynta xanuunnada qaarkood.

YENIXIUME – Esomeprazole 40mg Tablet, oo loo isticmaalo daaweynta xaaladaha la xidhiidha aashitada iyo gaaska caloosha.

 

Tallaabadan ayaa la sheegay inay la xidhiidho hubinta tayada, badqabka iyo habraacyada diiwaangelinta dawooyinka ee loo oggol yahay inay gudaha Somaliland ku soo galaan ama lagu isticmaalo.

     
Loading...