Waxana hada gacanta ku haya Hubka iyo gabadhii siday
Gudoomiyaha degmada sabawanaag ayaa xaqiijiyey in la qabtay gaadhi sidey hub tiro badan oo la soo gelinaayey hargeysa.
Waxana hada gacanta ku haya Hubka iyo gabadhii siday Ciidanka Amaanka Somaliand.