Halkan waxaa ku jira 5 dhibaato oo waaweyn oo laga qaado fikirka badan. (Overthinking)

Wednesday January 14, 2026 - 10:23:48
HADHWANAAGNEWS
1. Walwal iyo kacsanaan joogto ah (Anxiety)


Fikirka badan (overthinking) wuxuu saameyn toos ah ku yeeshaa maskaxda iyo jirka iyo xiriirad nolosha iyo dadka by. Dr Hussein Ahmed Mohamed psychologist and Psychotherapist.

Halkan waxaa ku jira 5 dhibaato oo waaweyn oo laga qaado fikirka badan. (Overthinking)

1. Walwal iyo kacsanaan joogto ah (Anxiety)

Qofku mar walba wuu fakarayaa maxaa dhici kara? taasoo keenta cabsi iyo kacsanaan iyo dareen deggenaansho la’aan ah.

2. Daal maskaxeed iyo jidheed Maskaxdu ma nasato, taasoo keenta daal iyo madax xanuun iyo hoos u dhac tamar ah.

3. Hurdo la’aan (Insomnia) Fikirku marka uu bato, qofku wuu adkaadaa inuu seexdo ama hurdadu taas oo dhawacdo maalinti nolosha Qofka.

3. Go’aan qaadasho daciif ah Qofku wuu wareeraa wuu ka labalabeeyaa wax kasta xitaa go’aamada fudud, sababtoo ah fakar badan dartiisa.

4. Hoos u dhac kalsooni nafeed Fikirka badan wuxuu keenaa is dhaliil joogto ah iyo shaki nafta laga qabo, taasoo dhaawacda isku kalsoonida.

5. Islahadal badan oo kadhex Jiro maskaxdaada taas oo keento inaa kafogataa xariir ka dadka iyo saxiibada kuu dhaw Heer xitaa ayaga markay kusoo wacaa aad dhibsatid ama aadan kajawaabin wicitanadooda iyo fariahooda ayaa gaari doontaa.

Xalka Waa inaa heshaa latalin caafimaad oo dagdag ah (Quick professional help) Hadii waxaa taqar galinaa caafimaad ka maskaxdaada iyo Kan noloshaada.

Wixii caawimad ah igala soo xariir what's app ka phone number Ka saaran profile page keena.

Dr Hussein Ahmed Mohamed


     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...