BOOGGII UGU HOREEYEY EE LA DAABACAY ICTIRAAFKII SOMALILAND 30 December 2025.

Saturday January 10, 2026 - 18:46:02
HADHWANAAGNEWS
madbacadaa adduunkoo dhan ku jiraan oyna Somaliland


Qoraagan reer Somaliland Mohamed Ali Bashe wuxuu dhaqso u daabacay buuggii u horeeyey iyo fikirkii iyo halabiurnimadii reer Somaliland lagu yaqaannay . Waxaanaan hubaa in buugaag badani maanta

 madbacadaa adduunkoo dhan ku jiraan oyna Somaliland noqondoonto wadanka Afrika ugu wax akhriga iyo wax qoridda badan. Qoraagu wuxuu somalida ku leeyey wax akhrigu Somaaliyey CAANAHA GEELA WUU KA MACAANYEY NINKII DHADHAMIYEY BAA GARANAYEE. ISREAL WAXAY CARAB KU DHAAFTAY WAA WAX AKHRI IYO CILMI, SOMALILAND NA WAA INAY SOMALIA KU DHAAFTAA WAX AKHRI IYO CILMI WAAYO DAGAAL GUUL MA KEENO GEERIMOOYEE.

BUUGGAN BISHA 17/01/2027 waxaa lagu soo bandhigayaa Hotelka Maamuus ee Hargaysa, waxaana ugu mudan weriyayaasha Hadhwanaag , TV Faysal Fifa, MMTV ,HIIL QARAN OO SOO DAABACDAY BUUGGAN IYO MADAX XUKUUMADDA KA SOCOTA IYO BULSHADA QAYBAHEEDA KALA DUWAN.
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...