Bilowga waxaad tihiin laba qof (lamaane),
sanado ka dibna waxaad noqonaysaan 3, 4, 5… iwm.
Marka heerkaas la gaaro,
wax idinka dhexeeya wuu ka weyn yahay lacag iyo shaqo. Wax idinka dhexeeya waa nafyo la yiraahdo carruur.
Carruurtu waxay u baahan yihiin:
1. Isfahan
2. Iskaashi
3. Wadaagid go’aan wax walba, yar iyo weynba
Waxa kaliya ee la idinka doonayo waa:
Inaad dhegaha ka xiratid kicin kasta
ha ka timaado:
1. Qaraabo
2. Asxaab ama
3. Baraha bulshada
Xusuusta:
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
December 30, 2025 - 09:20
December 28, 2025 - 11:21
December 27, 2025 - 17:02
December 24, 2025 - 09:09
December 22, 2025 - 08:54
December 17, 2025 - 15:46
December 15, 2025 - 12:59