Kulan Dhex Maray Agasimaha Wasarada Gaadidka Iyo Jidadka Iyo Madaxda
1-Waxaad U Hiilisa Marka Laga Gardaran Yahay O Cida Dulmiyaysa Uga Hiili
2-Waxaad U Hiilisa Marku Gardaran Yahay Oo Qaladka Iyo Gardarada Ka Qabo,
Waxaan Uga Socda Arinta Mutaas Bilaw Ilaa Dhamaad Waanu Galnay Waxaanay Arintu Ku Bilabmatay Mutaas Ugu Horayn Shaqada Maanta Ay Ka Sheganayso Tacadiga Iyo Dulmiga Marka Hore Kumay Iman Tartan Iyo Intixaan balse sifada ay shaqada Ku Gashay Waxay ahayd in Boos U Ka Dhintay Oday Loo Wada Ogyahay Oo Callase La Yidha Oo Lagu Badalay Inan Familkiisa In Wakhtigi Kala Guurki Dorashadi Dhawayde Madaxtoyada Inta Inanti Booska Dhaxashay Laga Saaray la Galiyay Mutaas Faysal Oo Ah Inanta Maanta Xaqdarada Sheganaysa Waxanay Shaqo Gashay 19/01/2025 Dawladi Cusbayd Marki Ay dhalatay Wuxu Madaxwayne Cabdiraxman ciro Masuliyinta Xukumada Faray Cid kasto Sifo Xisbiyadi Ah lagaga Saaray Halagu celiyo Booskodi Waxaana Inanti Booska Hore U Lahayd So donatay Booski Ay dhaxashay,
Kulan Dhex Maray Agasimaha Wasarada Gaadidka Iyo Jidadka Iyo Madaxda Wasaradisa Waxa Laysla Gartay Sadexdi Hablood Ee Wasarad Ahaan Laga Saaray In Dulmigi Suulay Oo Halkoodi Ay Rabaan Laguna Celiyo Taas Oo Mutaas Iyo Laba Hablod Ee Kalaba Laga Joojiyay Mushaharki Waxa arinti Si Gaara Ugu Hawl Galay Mutaas Ehelkeeda Iyo Inamo La Dhashay Waxaana Loo So daayay Mushaharki Iyada Oo Lagu Qanciyay Mutaas In Ay Booski Hore Qofki Lahaa U Celiyeen Balse Iyana Aan Cidlo La Dirayne 3 Midba Ay So Gasho,
1=In Mutaas Ay Qaaadato mushaharka Laga Jaray Guno U dhiganta Oo u Balanka Qaaday Agasimaha Guud Ee Jidadku, sanadka 2026 Beerol rasmi ah oo aan dulmi ku jirin la siiyo
2=In Mutaas La Geeyo Boos Banaan oo Wasarada Caafimadka Oo Ay Iyadu Ku qorayaan,
3=in Ay Agasimaha Hayada Dhawrista tayada xafiskisa tagto,
Mutaas Iyada Oo Intaas Oo Meelod lo so bandhigay Gob jogna ay ahayen Aabahed faysal ibrahin iyo walaladed Iyo agasimaha Dhawrista tayadu Ay Mutaas Ku qanacday Goobtina Ka shegtay In ay gunada Ku Hadhayso,Berrolkana sugayso Insha allah Ma Garan Karro Eedahas Ay Hawada U Marisay Mel U Ka So Gali Karro Gudomiyaha Hayada Shaqaluhu Mana Waxay ka Shegtay waa Waxaan Cidi Kula Socon
Mudo Kadib Waxa bulshada iyo anaguba aragnay Mutaas Oo Tv Cid walba ka aflagadaynaysa