"Xisbiga Kulmiye Sal guuri maayo arrintiisu halkaasay ka soconaysaa.

Wednesday August 13, 2025 - 15:03:06
hadhwanaagnews
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka


Hogaanka xisbiga Kulmiye waa 6 Xubnood, 5 baanu halkan ku jooga hadana wax is xariifin mayno.
Aniga iyo hogaanka tirada leh waxaanu diyaar u nahay in arrintaa laga wada hadlo oo layska qanciyo oo xarunta xisbiga la iskugu imaado”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed.
     
Loading...