Libaaxi Warran Cadde oo dhaawac u geystay nin la Sheegay in uu dhimirka u bukay.

Monday July 14, 2025 - 15:10:03
hadhwanaagnews
Libaaxan ayaa qaniinay ninkaas mana jiro khasaare

May be an image of 1 person

Nin la sheegay in aanu xiskiisu dhamayn ayaa maanta uu dhaawac u geystay Libaaxa ku xaraysan Beerta Siyaasi Waran Cadde ee badhtamaha Hargeysa.

Libaaxan ayaa qaniinay ninkaas mana jiro khasaare kale oo nafeed oo uu geystay Libaaxu.

Ninkan Libaaxu qaniinay ayaa la sheegay in uu Maskaxda ka jiranaa isla markaana uu Goobtii Libaaxu ku jiray ugu galay.
     
Loading...