Wasiiradan ayaa booqday markii ay dalkaasi xarunta baarlamaanka
Wasiirka Cadaalada Mudane Yoonis Axmed Yoonis iyo wasiirka ciyaaraha Mudane Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, ayaa casuumad ay ka helen dowladda Sweden ku tagey dalkaasi.
Wasiiradan ayaa booqday markii ay dalkaasi xarunta baarlamaanka Sweden oo ay kula kulmayaan xildhibaanada Sweden, oo ay kawada hadleen arrimo kala duwan.