Sidaas darteed waxaa lagama maarmaan ah in dhammaan
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay Bulshada Somaliland ee gobollada dalka si rasmi ah ugu baaqaysaa in ay si buuxda u raacaan Jadwalka rasmiga ah ee ay soo saartay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee ku saabsan waqtiyada salaadda Ciidul Adxa.
Jadwalka waxa lagu saleeyey Waqtiga salaadaha faralka , waxaana lagu go’aamiyey in si mideysan oo nidaamsan looga tukado gobol kasta .Wasaaraddu waxay muhiimad gaar ah siisaa isku-duubnaanta, habsami-u-socodka hawlaha cibaadada, iyo dhismaha midnimada bulshada.
Sidaas darteed waxaa lagama maarmaan ah in dhammaan Isuduwayaasha gobolladu ay Fuliyaan Jadwalkan .
Jidwalka Salaadda Ciidul Adxa ee Gobollada Dalka.
NO. Gobolka Waqtiga Salaadda
1 Maroodi-Jeex 7:30 subaxnimo
2 Awdal 7:30 subaxnimo
3 Togdheer 7:20 subaxnimo
4 Saaxil 7:20 subaxnimo
5 Sool 7:15 subaxnimo
6 Sanaag 7:10 subaxnimo