FAAIDOOYINKA 10-KA MAALIN EE UGU HOREYSO

Friday May 30, 2025 - 06:01:33
hadhwanaagnews
Dul-Hijah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya)
• BISHA DUL-HIJJAH.
1 .MAALINTA 1AAD ee Bisha Dul-Hijjah waa maalinti loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa 0o dhan waa loo dhaafa.

2.MAALINTA 2AAD ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yuunis CS isla markaasna laga soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.

3.MAALINTA 3AAD ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4. MAALINTA 4AAD ee bisha Dul-Hijah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri

5. MAALINTA 5AAD ee bisha Dul-Hijah, waa maalintil la dhalay Nabi Muuse CS, qofki sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga.

6. MAALINTA 6AAD ee bisha Dul-Hijah, waa maalintii u Alle Nabiglisa u furay albaabada kheyrka, Qofkii sooma wuxuu Alle ku firiyaa il naxarlis leh.,

7. MAALINTA 7AAD ee bisha Dul-Hijah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab o dhibaato ah, wuuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.

8. MAALINTA 8AAD ee bisha
Dul-Hijah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya)
Qofkii sooma wuuu Alle sinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.

9. MAALINTA 9AAD ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafo, Qofkii sooma ilaahey wuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada quranka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا.. )

10. MAALINTA 10AAD ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana. WUXUUUU DHAFAA DAMBIYADIISA.
InshAllh illhay cafimd haynagu garsiyo malmaha
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...