DEGDEG: Kenya oo hadda war kale ka soo saartay xafiiska Somaliland beri ka furanayso Nairobi

Monday May 26, 2025 - 22:18:41
hadhwanaagnews
Geesta kalena Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya



Dawladda Keniya ayaa hadda war qadan ay soo saar tay ku cadaysay inay si rasmi ah u aqbashay Xafiis ay Somaliland ku yeelato dalkaas iyadoo wasaaradu sheegtay in berri si rasmi ah loo furi doono waxaanay Sheeg tay inay ku farax san tahay xafiiskan cusub ee Somaliland ee maalin ta beri ah laga furi doono magaalada Nairobi

Geesta kalena Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya

     
Loading...