Qayb ka mid ah odhaahyada buuga Ismalure

Sunday April 27, 2025 - 21:03:33
hadhwanaagnews
Noloshan laguu sheegayaba johoradde iyo sirta a


Si aanay dhibaatooyinka iyo culaysyada nololeed kuu dhibin , waa inaad marka horeba danaysaa , waxyaabo iyaga ka mug iyo miisaan wayn.

● Bisaylku , waa marka uu qofku garto waxa ka mudan inuu ahmiyadda iyo danaynta siiyo , waxa aan ka mudnayn danayntana uu dhabarka u jeediyo .

● Noloshan laguu sheegayaba johoradde iyo sirta ay ku wareegeysaa waa taxane dhibaatooyin iyo xanuunno ah!.

● Haku noollaan nolol bilaa dhibaato ah . Ma jirto nolol xanuun ka madhani . Se taa liddigeeda waxa aad naawishaa oo aad ku yididiilootaa , nolol ka dhibaatooyin wanaagsan hadba ta aad ku jirtid .

● Inta aynnu neceb nahay xanuunkaas yar in ee inala soo darsa, in udhiganta ayuu waxtar inoo leeyahay .
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...