Nin u dhashay dalka Maraykanka ayaa la gudoonsiiyay $50 milyan oo magdhow ah kadib markii uu shaah kulul ku qubtay.

Monday March 17, 2025 - 17:43:06
hadhwanaagnews
Shaaha ayaana kaga qubtay xubinta taranka, caloosha


Ninkan oo lagu magacaabo micheal Garcia ayaa damcay inuu shaah safaari ah(delivery) ka qaato meherada starbucks oo ku taala calafonia iyadoo gabadh shaqaale ahi uga dhiibtay daaqada 3 koob oo aan si fiican u daboolnayn.

Shaaha ayaana kaga qubtay xubinta taranka, caloosha ilaa bowyaha oo mudhxay taasi oo sababtay in meheradu magdhow u siiso lacag 50milyan oo doolar ah.
     
Loading...