Dawladda Imaaraadka Carabta oo Bixinaysa Degenaansho Muddo Dheer ah.

Monday March 03, 2025 - 21:29:54
hadhwanaagnews
Dadkan fursadan la siiyay ayaa ah ardayda iyo xeeldheereyaasha
May be an image of text that says 'TPNIC VISA nationality if Current lity at at birth, name) Family family Former 1. Surname name(s)): Given 2. Surname at birth name(s) First 3. ate 0 of birth (day /month/year) ear): Embas Eml c Scrvice ider percial Hry ry 5. Place of birth: of fbirth: 6. Country PASSPO पासपोर्ट PASSPORT P पासपर्ट'


Xukuumadda Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay bixin doonto 16,456 oo fiiseyaal ah kuwaas oo noqonaya Degenaansho wakhti dheer ah ama Degenaanshaha Dahabiga ah.


Dadkan fursadan la siiyay ayaa ah ardayda iyo xeeldheereyaasha dhinaca waxbarashada sida ay shaaca ka qaaday xukuumaddu.
     
Loading...