Dawladda Maraykanka Oo Somaliland ku Hambalyaysay Madax banaanida, Markii ay Ingiriiska Xornimadda ka qaadatay.

Thursday February 27, 2025 - 17:51:25
hadhwanaagnews
Xorriyadda ay Somaliland Ingiriiska ka qaadatay.

May be a doodle of 1 person and text

Markii ay Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Dalka Ingiriiska 26 June 1960 Kii ayuu Wasiirkii Arrimaha Dibada ee Dalka Maraykanka Xilligaasi joogay oo la odhan jiray Christian Archibald Herter uu ku hambalyeeyay Madax banaanida iyo
Xorriyadda ay Somaliland Ingiriiska ka qaadatay.
     
Loading...