Somaliland: waxaa la joojiyey qorista iyo qaadashada Shaqaalle cusub.

Thursday February 13, 2025 - 18:00:51
hadhwanaagnews
Shaqaalaysiinta iyo isku beddelka shaqaalaha ayaa gabi ....



Sida uu wareegto kusoo saaray Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda Cabdicasiis Xirsi Warsame,
Shaqaalaysiinta iyo isku beddelka shaqaalaha ayaa gabi ahaanba la joojiyey in mudo ah sida wareegtada guddoomiyuhu soo saaray ku cad.
May be an image of slow loris, map and text
     
Loading...