Ilaa haatan macada sababta dhabta ah ee Arintani daaran
Madaxtoyadda Somaliland ayaa Amar ku bixisay inay ku soo xaroodaan xeryahoodi Ciidamadii ilaalada u joogay Guriga Madaxweynihi hore Somaliland Muuse biixi Cabdi,
Ilaa haatan macada sababta dhabta ah ee Arintani daaran tahay in kasta oo ay wararka Qaar sheega yaan in Sababta Loogu yeedhay ay tahay uun Arin La xidhiidha Tiro koobka Lagu samay naayo Ciidamada ka duwan ee Dalka balse tiro koobka ka dib Ciidan wal ba Lagu Celin doono shaqooyin koodii iyo Goobi hii ay ka Hawl geli jireen
Arintan ayaa ku soo beegmaysa Xilli Madaxweyne hore Muuse Biixi uu ka maqanyahay Dalka.