Si degdeg ah M.biixi magaalada Dubai,
Fadeexado dhaqaale oo M.biixi soo wajahday iyo denbiyo dagaal . (Xasuuq).
Aduunyada dawladuhu hadii uu madaxweynuhu heshiis dal kale la soo galo , waxa uu y gudbiyaa 2-da gole si ay u ansixiyaan , kadibna madaxweynuha ayaa saxeexa , sidaas ayuu ku noqdaa sharci ay dawladaasu la gashay dal kale. Xukuumada ka danbeysa ee tala la wareegta , sidaas ayay ku khasban tahay in ay ku dhaqanto heshiiskii madaxweynuhaas iyi 2-da gole ay ansixiyeen ee uu saxeexay madaxweynuhii hore.
Hadaba geshiis badan oo uu M.biixi la soo galy dalal kale oo sy ka mid tagay dalka UAE oo aanay cidi ogayn ayaa jira iyo laxago uu ka amaahday dalka UAE oo aanay cidi ogayn oo aanu u sheegin una gudbin 2-da gole . Arimahaas oo sharci daro noqonaaya oo aanu la socodsiin Xukuumada cusub oo aanu u sheegin ,
Xukuumada cusub (Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro) markii ay tagtay dalka UAE waxa la soo hordhigay geshiisyadii ay wada galeen 2-da dal ee uu hogaaminaayo M.biixi iyo dalka UAE.
Geshiisyadaas oo uu madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro u sheegay inaan waxba u soo gudbin madaxweynuhii hore ee M.biixi.
Sidaas awgeed ayaa loogu yeedhay M.biixi in wax laga waydiiyo.
M.biixi oo interpol-ka dalka UAE ayaa u yeedhay ,
si ay wax uga waydiiyaan lacag £165 million oo Dollars ah oo uu dhawaan ka qaatay dalka UAE oo amaah ahayd
iyo saanad military oo tiro badan oo ay siiyeen dalka UAE Somaliland,
Meeshii ay ku danbeysay iyo sababta uu ugu sheegi waayay uguna wareejin waayay Xukuumada cusub ?
Waxaana Dubai (Bank) Baanankeeda laga heley lacago badan oo ka badan £300 oo million dollars ah oo u taala M.biixi iyo qoyskiisa .
Waxaana jira account ay ku qoran yihiin EX-wasiirkii maaliyada ee hore Zamzam Xukuumadi iyo X-Wasiirkii maaliya ee A.Siilaanyo IHN iyo xukuumadii M.biixi sacad cali shire oo ay ku qoran yihiin oo ay ku soo dhacaan mucaawanooyinka (deeqaha) Somaliland beesha caalamka ay siiso, oo account- kaas aan dhaafi jirin Dubai oo ilaa iyo maanta dad isticmaalaan oo aan xukuumada Somaliland gaadhin .
Waxa kale oo jira 19% -kii dekeda Berbera ee laga siiyay dalka Ethiopia, ee ay qaadan wayday dalka Ethiopia
oo lacagta ka soo xaroota cid kale ilaa iyo maanta ay qaadato.
(Dad gaar ah oo aanay Xukuumada Somaliland waxba ka ogayn ) .
Waxa kale oo loogu yeedhay dalka UAE xakuumada Ethiopia in ay xaqiijiyaan in ay lacagtaas iyo 19% qaateen ?
Ama cida la wareegtay 19% ay ka noqdeen ee ku qoran iyaga (dalka Ethiopia? ).
Sidaas awgeed :
Su'aalo fara badan iyo fadeexado dhaqaale oo uu lunsaday M.biixi iyo xukuumadiisii ayaa loo baahan yahay in uu M.biixi ka jawaabo.
Hadii uu ku iman waayo
Si degdeg ah M.biixi magaalada Dubai,
Waxa loo dirayaa police-ka interpol-ka oo soo qabanaaya .
Waxa kale oo jira
In M.biixi loo haysto in uu yahay denbiile dagaal oo uu xasuuq ka gaystay Laascaanood oo uu ku xasuuqay 3000 kun oo qof oo barakac u feystay isaga iyo Gen:Nuux Taani , laakiin Taani oo yidhi : waan xanuun sanayaa iminka oo ma iman karaayo.
( wuu ka siibtay arintaas ) .
Hadaba M.biixi ma loo gudbin doonaa maxkamada denbiyada dagaal ee aduunka ?
Cali Biixi