Kormeer Lagu Sameeyey Wadada Hargeysa–Balligubadle

Wednesday December 10, 2025 - 13:31:44
HADHWANAAGNEWS
kormeer ku tagey wadada Hargeysa iyo Balligubadle....

May be an image of one or more people, car and road

Maareeye ku-xigeenka iyo agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Hay’adda Waddooyinka ayaa maanta kormeer ku tagey wadada Hargeysa iyo Balligubadle, iyagoo u kuur-gelay xaaladdeeda iyo sida shaqadeedu u socoto.
     
Loading...