Waxa uu ka dhashay deegaanka jameecada ee gobolka gebiiley
Riiraash waa nin si fiican wax u bartay,aqoontiisu gaadhay dhagaha nin kastoo soomaali ah kaas oo geeridiisu gilgishay aqoonyahan kaste ee ku dhaqan dhulka guudkiisa.
Waa nin u banbaxay isagoo u tafa xaytay geedi dheer uu ku xaqiijinayo ururinta kaydinta taariikhda dhaqanka iyo suugaanta ee bulshadeenu leedahay.
Waxa uu ka dhashay deegaanka jameecada ee gobolka gebiiley ee somaliland.ku barbaaray ku bartay hargaisa .ku wareegay shiikh ilaa lafoole.noqday macalin, noqday madaxii manaahijta wixii la isku odhan jiray somalia. Aaday Landon. ka galay jaamacad.qoray artcle badan wax ka taabtay dhaqanka iyo hidaha soomaalida.qoray buug la dhaho bir-mageedo.ka qayb galay shirar mar booqday wadamada yurubta america meelo badan oo afrika kaas uu waday aqoontiisa sare iyo maskaxdiisa cajiibka ah.
Aasaasay barnaamiyo tixmaal sirta erayga iyo wixii la hal maala.ugu danbayn ku geeriyooday hargaisa oo lagu aasay gebiiley rabbi ha u naxariisto.
Raggii ay wax wada barteen waxa ka mida xasan ciise jaamac
Hamse riiraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!