Hargaysa (HWN) Madaxweyne ku xigeenka SSC-Khaatumo
ayaa bogaadiyey Aragtida Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Axmed Macallim Fiqi
ee uu shalay kaga horyimid Mowqifka ku aadan aqoonsiga iyo doorashada
Somaliland.
isagoo si adag ula hadlay Safiiro Hargeisa u tegey
inay goob joog ka noqdaan Doorashada.