Waxaan ogaada in aan quraanka dhameeya bil kasta aaney ...
Waxaan ogadaa in soonka khamiista iyo isniinta ay wax fudud tahay.
Waxaan ogaada in aan awoodo iska dhaafida cabidda sigaarka lkn aanan isku dayin.
Waxaan ogaada in aan quraanka dhameeya bil kasta aaney mucjiso ahayn oo wax fudud tahay
Waxaan layaabaa kicintaankeyga suxuurta iyo salaadda subax halka aanan 11 biloodka ee kale.
Waxaa ii cadaata In danyar(faqiir) jirey halka aanan 11 bilood oo kle aanan arag.
==ramadaan waa siminaar tababareed==
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!