Deg deg DR Beyle Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani

Sunday October 20, 2024 - 19:33:38
hadhwanaagtv
Dr . Bayle waxuu sheegay in saami qeybsiga reer Awdal

May be an image of 2 people

Cabdirahmaan Ducaale - Bayle iyo aqoonyahan uu hogaaminaayo oo ka soo jeeda Gobalka AWDAL ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI .

Dr . Bayle waxuu sheegay in saami qeybsiga reer Awdal ka cabanayaan ay xisbiga WADDANI uu ka gudoomay inuu wax ka qabto .
Sidoo kale Waxaa uu cadeeyey Dr Bayle in Cabdiraxmaan Cirro yahay shaqsiga maanta Somaliland bad baadin kara , marxaladan ay ku jirtana ka saari kara.

May be an image of 3 people and dais
May be an image of 8 people
May be an image of 3 people


     
Loading...