DEG DEG Fanaanka caanka ah ee Axmed Zaki ayaa maanta si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI .

Sunday October 20, 2024 - 19:29:01
hadhwanaagtv
Al Fanaan Axmed Zaki ayaa waxaa uu balanqaadey
May be an image of 2 people, beard and people smiling


Musharax Cirro oo galabta kulan gaar ah ku qaabilay fanaankan waxaana uu uga mahadceliyey taageeradiisa .

Al Fanaan Axmed Zaki ayaa waxaa uu balanqaadey in dedaalkiisa oo dhan iskugu geyn doono Sidii dalka Isbedel uga dhici lahaa Cabdiraxmaan Cirro-na madaxweyne u noqon lahaa .

May be an image of 5 people

     
Loading...