Muxuu Yahay Amarka Uu Muuse Biixi Ku Soo Rogay Xukuumadiisa Maanta?

Thursday November 21, 2024 - 08:13:46
Hadhwanaag
War-saxaafadeed.

 



Hargaysa (HWN) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray ku amray madaxda hay'adaha dawlladda, in ay xogta xil-wareejinta ku soo gudbiyaan ugu dambayn maalinta Isniinta ee ay taariikhdu tahay; 25/Nov/2024-ka.

No description available.
     
Loading...