Imika waxaynu eegi muuse biixi siduu u soo saaray mucaaridka laftooda,kadib
Halkan waxa aynu ku daabacnay maqaalo aynu ugu magac darnay madaxweynihii xilka dagay ee muuse biixi Cabdi caqabadihii badnaa ee la darsay iyo sida uu uga dabaashay.
Waxqabadkiisii iyo siduu uga gudbay aafooyinkii dabiiciga ahayd sida Karoonihii iyo gubashada suuqa waaheen.
Imika waxaynu eegi muuse biixi siduu u soo saaray mucaaridka laftooda,kadib doorashadii isku sidkanayd ee wakiilada iyo deegaanka.
Wakhtigaa muuse waxa uu saameeyay doorosha cajiib ah oo badankooda uu ka bixiyay qabashadeeda bajadka dawlada.
Doorashadaa ayaa u saamaxday inay kusoo baxaan dad badan oo ka midyahay abiib,lmooge ,iyo mooge batuun.iyo qaarkaloo kasoo baxay xisbiyada mucaaridka.
Muuse wuxuu siiyay fursad oo hadduuna muuse fursadaa siin lahayn xataa xisbiyadooda kamay soo baxeen.
Muuse biixi xataa wuxuu caawiyay maayarkan hadda lagu dhaganyahay ee cabdikariin mooge kaas oo uu ka reebay sotelco oo ahaa nin caqli badan qaaatayna taladii muuse.
Muuse si walba ahaataba isagaa siyaasadii cajiibka ah dhigay ilaa imika waata laga yaabanyahay caqligiisa sare iyo wacyigiisa ka sareeyay inta hadda nool
Dhamaad
Hamse riiraash