Xadhiga Kornaylkan ayaa yimid kadib markii dad Reer Somaliland ah ay dacawado ka gudbiyeen.
Kornayl Tuke oo sanadihii ugu dambeeyey ay ku socotay Dacwad la xidhiidha Xasuuq iyo Dambiyo dagaal uu ka geystay Magaalooyinka ka tirsan somaliland xiligii dawladdii kacaanka ee Siyaad Barre intii u dhaxaysay Sanadihii 1980 ilaa 1990.
Tuke oo xabsiga loo taxaabay bishii November ee sanadkii 2022 ayaa mudo laba sano ah Mareykanka ugu xidhnaa Arrimo la xidhiidha Xasuuqaasi uu geystay.
Xadhiga Kornaylkan ayaa yimid kadib markii dad Reer Somaliland ah ay dacawado ka gudbiyeen.
Washington DC ayaa baahisay warka Mastaafurinta Kornaylka halka ay madax ka tirsan Soomaaliya oo Kornaylka maalmihii ugu dambeeyey soo dhawayn ugu samaynayey Soomaaliya ay sheegayeen in wax dambi ah lagu waayey oo uu dalka soo gaadhay.