Muse Biixi 120 Sano Ayuu Somaliland Dib U Raray (According By Karen Bluxten).

Tuesday August 27, 2024 - 07:39:05
hadhwanaag
Karen Blixen waxaan buuggeeda ay qortay 120 sano


Inta aanan dulucda Qoraalkan u gelin waa tuma Sir KAREN BLIXTEN ee 120 sano buuggeeda OUT OF AFRICA KAGA HADASHAY NOLOSHA REER SOMALILAND, WAANA CADDAYMAHA DUNIDA KORYAAL INAY SOMALIA IY0 SOMALILAND LABA WADAN KALA AHAAYEEN.

Karen Blixen waxaan buuggeeda ay qortay 120 sano ka hor ka soo guuriyey (abstract) siday nolosha reer Somaliland iyo qabaailku ahayd iyo inay markhaati arintani u tahay inuu Muse Biixi inagu celiyey in meel walba reer reer la isu tooganayey haddii dib uu kursiga ugu soo noqdana 240 sano ayuu hubaal dib inoogu Celine oo ardaayadii geela iyo adhiga ayeynu dabkii ku kulaali doonnaa.
No description available.
No description available.
No description available.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...