"Warqadaa wareegaysa baraha bulshada ee ururka shacabka waxba kama jiraan arinkaana wan iska casilay".

Sunday August 25, 2024 - 14:04:13
hadhwanaag
Saaka unbay ahayd markii murashax ku xigeenka aan .....

May be an image of 1 person and suit

Anigoo magacaygu yahay Mahdi Roooble Qaalib, waxaan tu hore iyo tu dambe aan dhisayaa doorashada isku sidkan musharax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (ciro) iyo ku xigeenkisa Mudane Ambassador Maxamed Cali aw cabdi.

Saaka unbay ahayd markii murashax ku xigeenka aan meel isla dhignay hawlihii shaqo ee noo yaalay sidan u wajihi lahayn ka xisbi ahaan.

Aniga dambaysa iyo horaysa halkaa ayaan dhisaya wax kale oo magacaabida oo aan ogahay ma jirto oo aan ahayn inaan ahay xubin gole dhexe oo xisbiga Waddani oo maalin dhawayd lay diiwaan gashay.

May be an image of 2 people

     
Loading...