DEG DEG Maxkamad ku taalla Thailand ayaa xilkii ka xayuubisay raysalwasaarihii dalkaasi.

Wednesday August 14, 2024 - 14:31:33
Hadhwanaagtv
Srettha Thavisin oo 62 jir ah oo xilka hayay muddo sannad

May be an image of 1 person and text

Waxa lagu eedeeyay anshax-xumo iyo in uu maxbuus hore ku daray golaha wasiirrada.

Waa raysalwasaarihii saddexaad ee isla maxkamaddani ay caydhiso mudho 16 sano ah.

Srettha Thavisin oo 62 jir ah oo xilka hayay muddo sannad ka yar ayaa lagu beddelayaa hoggaamiye ku

 meelgaadh ah inta laga soo dooranayo raysalwasaare cusub.
     
Loading...