Muuse Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Masuul Amarkiisa Ka Caga Jiiday.

Saturday August 10, 2024 - 00:33:43
Hadhwanaag
"Xilkaqaadistan lagu sameeyay weli kamuu hadal …"




Hargaysa (HWN) Muuse Biixi, ayaa xilkii ka qaaday maareeyihii Madbacadda Qaranka Maxamuud Raage, oo xilkaasi hayay muddo 7 sannadood ku dhow.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in maareeyaha xilka laga qaaday ka cago-jiiday in uu ceelalyo u noqdo safar madaxweyne Biixi, ku tegi doono gobolka Sanaag.

 

Xilkaqaadistan lagu sameeyay weli kamuu hadal maareeyaha la badelay, oo kamid ahaan jiray raga aad udifaaci jiray Muuse Biixi siyaasadiisa.


     
Loading...