"Waa arkayseen Kooxdii uu Tirinayay Xinif haddi la tiriyo kuwa Muuse Biixi waa yaabi-doontaan DAAWO

Wednesday October 02, 2024 - 08:50:40
"Waa arkayseen Kooxdii uu Tirinayay Xinif haddi la tiriyo kuwa Muuse Biixi waa yaabi-doontaan


"Waan Hambalyeenaya Maxkamadda Sare ee Somaliland maadaama..,"

"Waa arkayseen Kooxdii uu Tirinayay Xinif haddi la tiriyo kuwa Muuse Biixi waa yaabi-doontaan, markaa isma dhaamaan.."

"Xisbiga WADDANI waxaa lacagta u uruurinaya waa intii Somaliland Necbayd.."
"Reer Somaliland waxaan leeyahay Waxaa la dooranaya waa Saddex Murashax iyo ku xigeennadooda waana na kala taqaanaan.."

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.
     
Loading...