Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Shaaciyey In Muuse Biixi Uu Sabab U Noqday In Loo Diido Baasaaboorka Jabuuti

Friday July 05, 2024 - 09:28:25
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Shaaciyey In Muuse Biixi Uu Sabab U Noqday In Loo Diido Baasaaboorka Jabuuti
Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiilada somaliland ayaa shaaciyey in Muuse Biixi uu sabab u noqday in loo diido baasaaboorka dalka Jabuuti oo uu doonayey inuu qaato.

xildhibaan Maxamed Abiib waxa uu sheegay in laba jeer loo diiday baasaaboorka dalka Jabuuti isaga oo cadeeyey in Muuse Biixi uu ka shaqeeyey in dawlada jabuuti u diido baasaaboorkeeda., xildhibaanka oo u waraysi bixinayey ayaana yidhi sidan :-

"Annigu Jabuuti basaboor ayaan u doontay Labo jeer oo hore ayaan jabuuti tagay, labadii jeerba sababihii basaboorka laygu diiday Madaxwayne Muuse qayb buu ka ahaa. Carqalado ayuu ii dhigi jiray oo "ha siininaā€¯ ayuu odhan jiray. Madaarka ayaa mar layga soo celiyay aniga oo diyaarada saaran."

May be an image of 2 people
Xildhibaan Maxamed Abiib oo la sawiran wasiirka maaliyada jabuuti wakhti uu baasaaboor doontay

     
Loading...