Mustafe Cagjar ayaa si rasmi ah u cadeeyay muhiimadda uu u leeyahay Guud ahaan Itoobiya,

Thursday July 04, 2024 - 10:51:36
Hadhwanaagtv
Waxa ku sheegay Heshiiskan, inuu yahay Heshiis ku dhisan danno...

May be an image of 1 person and newsroom


Heshiiska ay Dowlada Somaliland lagashay ee isticmaalka Badda Cas.

Madaxweyne Mustafe Waxa uu ugu baaqay Shacabka Itoobiya inay Heshiiskan difaacdaan oo ay dhagaha ka furaystaan cadowga Itoobiya ee kasoo horjeedda horumarkoodda dhaqaale.

Waxa ku sheegay Heshiiskan, inuu yahay Heshiis ku dhisan danno- isweydaarsi ama Iskaashi" kaasi oo ay labada Dowladood Somaliland iyo Itoobiya ku kobcinayaan dhaqaalahoodda daleed iyo Ganacsi!!.

Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa sidan ku sheegay waraysi uu siiyay Tv-ga Dowlada Deegaanka Soomalida
     
Loading...