Dawladda Itoobiya ayaa u mahad celisay Dawladda Turkiga...
Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay kulankii ku dhex maray Ankara weftiga ka socda Somalia, waxaanay sheegeen in ay ka go'an tahay sii wadista wada hadalkaasi si xal loogu helo khilaafka u dhexeeya iyaga iyo Somalia.
Dawladda Itoobiya ayaa u mahad celisay Dawladda Turkiga oo ay sheegeen in ay fududaysay wada hadalladan.