"Waxa taasi ka sii daran oo cajiiba juffo kasta oo Sacad Muuse ahi in ay xil Madaxweyne hayso"
Sidii aan maanta idiin balan qaaday waxa aan idinla wadaagayaa isla xisaabtankii si habsami leh, aniga oo ku bilaabaaya dhanka masabka saami qaybsiga digreetooyinka Madaxweynaha, maadaama oo ay yihiin shaqaalaysiin iyo fursad siin siyaasadeed.
Ma og tahay in degreetooyinka Madaxweyne ee Habar Awal yihiin 74 digreeto dalka oo dhana iyagu ugu badan yihiin, ma se ogtahay in digreetooyinka Sacad Muuse ay yihiin 54 ka mida, halka Ciise Muuse ka yihiin 17 kaliya.
Waxa taasi ka sii daran oo cajiiba juffo kasta oo Sacad Muuse ahi in ay xil Madaxweyne hayso, qaarkoodna ku wadhwadheen oo laba laba iyo ka badan hayaan, halka Ciise Muuse reero dhami aanay xilba arag iyo wax u dhow toona.
Halkan hoose ka eeg liiska 54ka digreeto ee tolka.
* Xuseen Abokor.
1-Agaasimaha Baanka R.AXMED.
2-Gud. Hayadda Sh.Dawladda R.GADIID.
3-Gud. Mihnadlayaasha Caafimadka R.AXMED.
4.Agaasimaha machadka shaqaalaha R.SHIRDOON.
5-Agaasimha Cisbitaalka Hargeysa R.SHIRDOON.
6-Taliyaha C. Dabdamiska R.AXMED.
7-T.Kuxigeenka Immigrationka R.AXMED.
8-Safiirka Jabuuti R. XOOSH.
9-Xidhiidhiyaha Mashariicda madaxtooyada R. XOOSH.
10-Xubin Guddida Mihnadlayasha Caafimadka R.AXMED.
11-Agaasimha Machadka Dawladaha Hoose R. SAMATAR.
12-Maareeyaha Hayadda Kaydka Cuntada BAHGOBO.
13-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa BAHGOBO.
14-Agaasimaha Madaxtooyadda R. LOOGE.
15-Agaasimaha Sanduuqa Dhalinyarada AXMED CABDALLE.
16-Maareeye Kuxigeenka Madbacadda AXMED CABDALLE.
17-Xubin G.Qandaraasyadda 18-Qaranka CABANE CABDALLE.
19-Xubin Gudida Tacliinta Sare R. XOOSH.
20-Safiir kuxigeenka UAE R.SHIRDOON.
21-Xubin Guddida Berbera Corridor R.SAMATAR.
22-Gud ku xigeenka Maxkamadda Sarre R.SHIRDOON.
23-Xubin Gud. Dib u habaynta Shuruucda R.SAMATAR.
* JIBRIIL ABOKOR
24-Wasiirka Baaraha .
25-Taliyaha Ciidanka Qaranka.
26-Taliyaha Ciidanka Madaxtooyda.
27-Mareeye ku xigeenka Duulista iyo Hawada.
28-Agaasimaha guud ee W. Caafimaadka.
29-Agaasimaha guud ee W. Dastuurka.
30-Agaasimaha guud ee W Biyaha
Badhasaabka Gobolka Salal.
31-Safiirka Sweden.
32-Xubin Gudida Mihnidlayasha Caafimadka.
33-Xoghayaha Madaxweynaha.
* CABDALLE ABOKOR
34-Badhasaabka Saaxil.
35.Badhasaab ku xigeenka G.Gebilay.
36-Agaasimaha guud ee Caymiska
Safiirka Norwey.
* Ugaadh Abokor
37-Gud.kuxigeenka Caymiska.
* Makaahiil
38-Wasiirkuxigeenka Waxbarashada.
39-Gudoomiyha Komishanka Tamarta.
40-Gud. Boardka Dekedaha iyo Freezoneka.
41-Komishaneerka Gud.Doorashooyinka.
42-Agaasimaha Xuquuqal Iinsaanka
Safiirka Imaaraatka.
* Yeesif
43-Agaasimaha Guud Ganacsiga.
44-Safiir kuxigeenka ITOOBIYA.
45_Safiirkuxigeenka Suudaan.
46-Safiirkuxigeenka USA iyo CANADA.
47-Gudoomiyaha Mashruuca Beeraha Aburiin.
* Cabaas
48-Maareeye kuxigeenka H Freezoneka.
* CABDALLE SACAD
49-Wasiirka Tamarta iyo Macdanta
Garyaqaanka Guud ee Qaranka.
50-Safiirka TAIWAN.
51-Xubin Gud. Berbera Corridor.
52-Safiir kuxigeenka Faransiiska.
* CABDIRAXMAAN SACAD
53-Gud. Kuxigeenka Baanka Dhexe.
54-Xubin Gud. Maamul Wanaaga iyo L. Musuqmaasuqa.
Fiiro gaara wey dhici kartaa in xogtan wax ka qaldanaadaan, ama ka dhinaadaan.
Lasoco 17ka Ciise Muuse.
W/Q Nuudiin Diini