Shirqoolka Iyo Khiyaamada iyo Qorshaha cusub ee M.biixi .

Wednesday May 01, 2024 - 11:47:52
hadhwanaagtv
Waa faalo Iyo Wax iswaydiin.


Waa faalo Iyo Wax iswaydiin.


 

1994-kii iyada oo muddo xileedkii ina-cigaal ay uga hadhsan tahay

6 bilood ayuu dagaalkii dhacay 1994-kii


Oo uu isagu ka danbeeyay bilawgiisii iyo maalgashigiisii iyo fitnadiisii

 

 

Kadibna dibdanbeysa looma dooran ee kursiga

9 sanadood ayuu iskaga siifadhiyay .


 

Waxa maskaxda M.biixi ku jirtaa arintaas oo uu doonayaa in uu sideedii u fuliyo.

Oo uu ka mid ahaa hogaamiyaashii dagaalkaa sokeeye.

 

Hadaba shirqoolkiisu waa maxay ?

Iyo

Qorshiiisu

iyo khiyaamadiisu maanta uu maleegayaa?

 

Waxa uu damacsan yahay

In ay ciidamadii MADANIGA (HJ) ahaa


Iyo ciidamii 3-da bilood ahaa ee soo dhamaystay tababarka gaaban ee dibjirkii magaalooyinka iyo ciyaal kale iyo ciidankii madaniga ahaa .

 

Uu 18 May soo bandhigobanaan baxa 18 May 5-ta gobol ee dalka .

(Sool mooyaanee).


 

Kadibna in uu dagaal geliyo oo ay Laascaanood weeraraan (soo tuur-tuuraan) iyada oo uu Nuux Taani iyo

ina-kaahin ay hogaaminayaan.


 

Kadibna in ay soo cararaan oo Caynaba soo dhaafaan orodko.

 

Kadibna in ay ciidamadii G21 (huwanta) ay qabsadaan ilaa Caynaba iyo Qoor-lugud iyo Oog.

 

Kadibna ay H-J sida Shinida dagaalka ugasho ,


oo isugu shubto.

 

Kadibna dalkii dagaal ayuu ku jiraa oo doorasho dhici mayso ee dagaalka ha la galo ,

oo dalka ha la difaaco.


 

Hadaba dadka doorashada sugayaw

Ogaada shirqoolka

iyo khiyaamada Iyo

Qorshaha M.biixi

Iyo

Waxa uu damacsan yahay ee uu ku talo galay.

 

Hadaba M.biixi doorasho uu u diyaar yahay in uu qabto,

Ma jirto.

 

Hadava Sidii looga hortegi lahaa shirqoolkaa iyo khiyaamadaa iyo

Qorshahaa iyo

arinkaas ee aanu u fuleen,

 

waxay u taala kooxda doorashada sugaysa.

 

 

 

Cali Biixi

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...