Baadhitaan Lagu Sameeyey Maamaulka Oodweyne.

Thursday March 28, 2024 - 10:06:51
hadhwanaagtv
Kooxdan Halka Gogol Kuwada Fadhida Waa Shabakad Isku Xidhan...
No description available.


Kooxdan Mr Barkad Cune Siciid Sulub Captanka U Yahay Waa Hal Caayilad Oo Isku Adeer Seedi Iyo Sodog Ah Hadii Qofka Gobalka Imadaa Siday Rabaan Ula Shaqayn Waayo Markasay Sida Shinida Ugu Soo Xoomaan Ilaa Laga Badalo.


5 Starkan Ka Bilow Taliyaha Gobalka


1. Taliye Booliska Gobolka ismaaciil Cali Xasan Cilmi Waxuu Sodog U Yahay Maayarka Oodwayne Oo Inan Adeer U Yahay Ayuu Maayarku Qabaa Adeerna Waxu U Yahay Xoghayaha Gobalka.


2. Maayirka Degmada Oodwayne Ibraahin Qasaal Rooble Ahna Nin Siciid Aad Uga Amar Qata Qabana Isku Duwaha Arimaha Bulshada Yaasmin.


3. Maxamed Cabdilaahi Badhasaab Ku Xigeen Gobalka Waxay Ilama Adeer Yihiin Mr Barkad Cune Siciid Sulub Isagaana Shaqada Keenay.


4. Khadar Maxamed Cabdi Xoghayaha Gobolka Waxaana Adeer U Ah Taliyaha Gobalka Ahna Mayarka Seedigii Oo Walashii Ayuu Qabaa.


5. Yaasmiin Maxamed Cabdi Isuduwaha Arimaha Bulshada Waana Xaaska Maayarka Oodwayne.


Kooxdan Halka Gogol Kuwada Fadhida Waa Shabakad Isku Xidhan Oo Gobalkii Ku Noqday Jiir Bararay Qofki Aan La Shaqaysan Karin Ee Umada Ushaqeeyana U Arka Mid Israaqadoodi Soo Weeraray Markasay Weerar Ba,an Ku Qadaan.


Sidaad U Aragtan 5 Starkan ?


Shucayb Hussein Nuuri

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...